Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya Shacabka magaalada Baydhabo

0
128

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa  Maalantii 2-aad si xooggan gurmad ugu sameynaya Shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here