Ciidanka ilaalada waddooyinka Kismaayo oo bilaabay howlgallo Lagu Fulinaayo Qalab Casri ah 

0
374
Kismaayo(Idaacada Waamo)Magalada Kismayao oo  sii Fideyso Baxad Ahaan islamarkan Ay Yaryihiin Wadoyinkeda Gaar Ahaan Wada Lamiga Ah Taasi Oo Mashquul Bada Kukenta Gadiidka Isticmalaya Wadada Tasi oo sababta In Ay Daqiiqado Ay isku xanibmaan Gadidka
Ciidanka ilaalada waddooyinka Kismaayo Oo Bilihii Oogu Danbeyay Uu Usocday Tawabar Sare Loogu Qaadayo Xirfadooda Ayaa Markii Oogu Horeysay Waxey kuhowl Galayan Laqab Loogu Tala Galay In Lagu Xiro Gadiidka Yaalo Wadoyinka Gaar Ahaan Kuwa Ladhigo Bakinka Aan Habonen
Talihaa Ciidanka ilaalada waddooyinka Kismaayo Gaashanle Dhexe bashiir xiis Khaliif Ayaa Shagay In Howlgalka Socdo Uu Yahay Mid Lagu Hubinaayo sharciga Gadidka Iyo Ganaxista Darawala Jabiya sharciga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here