Ciidanka ilaalada waddooyinka ee Kismaayo oo ka warbixiyay sida ay u maareeyaan Jaamka waddooyinka

0
113

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciidanka ilaalada waddooyinka ee degmada Kismaayo ayaa shaqooyin badan ka qabta jaamka badan ee ka jira wadooyinka waaweyn ee ku yaalo magaalada Kismaayo.

ilaalinta sharciga wadooyinka ayaa mid muhiim ah,waxaana qof walba oo kamid ah Gaadiidleyda kismaayo waxaa muhiim ah iney si wanaagsan ula shaqeeyaan ciidanka u xilsaaran ilaalinta wadooyinka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here