Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciidanka Booliiska Gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta Qeybta guud ee Gobolka Jubbada hoose kusoo bandhigay Toban Qof iyo Dooni siday 50 duub oo maan dooriye Xashiis ah, kaasi oo ay saraakiisha sheegeen in ay doontani ka timid Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha hoose.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.