Ciidamada Boliiska Baraawe oo gacanta ku dhigay Maandoriye tira badan

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciidamada Booliska magaalada Baraawe ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gubay maandooriye xashiish oo ah oo Ciidamada amaanka ganacnta kuso dhigeen.

Goobta lagu gubayay muqaadaraatka xashiishka ayaa waxaa goob joog masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo saraakiisha Booliska magaalada Baraawe.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here