Chelsea oo guul ka gaartay Kooxda Sheffield United

0
259

Chelsea (Idaacadda Waamo)-Kooxda Chelsea ayaa guul ka gaartay Kooxda Sheffield United kulan ka tirsan kulamada 23-aad ee Horyaalka Premier League kaas oo ku soo dhamaaday 1-2.

Chelsea Goolasha waxaa ka caawiiyey xidigaha Mason Mount, iyo Jorginho Daqiiqadii 43-aad iyo 58-aad ee ciyaarta iyada oo Goolka Jorginho uu ahaa gool rigoore ah dhanka kale Xidiga Antonio Ruediger ayaa iska dhaliyay goolka qura ay la timid kooxda Sheffield United daqiiqadii 54-aad ee ciyaarta

kualanka u dhexeeyey Chelsea iyo Sheffield United ayaa guud ahaan ku soo dhamaatay 1-2 oo ay guushu ku raacday kooxda uu Hogaamiyo Tababare Tomas Tuchel ee Chelsea.

Guusha ay gaartay Chelsea ayaa ka dhigan in ay soo gasho booska 5-aad ee kala Sareynta horyaalka Premier League iyagoo leh 39 dhibcood.ImageImageImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here