(Champions League) Bayern Munich Oo Guuldaro Lama Filaan Ah Kala Kulantay Villarreal

0
330

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Bayern Munich ayaa xalay booqatay wadanka Spain oo kulan ka tirsan tartanka yurub ee Champions League kula ciyaartay kooxda Villarreal kulan ka tirsanaa lugta 1-aad ee 8 dhamaadka champions League.

Kooxda Villarreal ayaa guuldaro xanuun badan oo 1-0 ah dhabarka usoo saartay kooxda tunka weyn ee Germany Bayern Munich kulan wuxuu ahaa mid xiiso gooni ah leh maadaama labada kooxood ay isku soo qaadeen weeraro ay ku doonayaan iney ku kala badiyaan.

ugu dambeyn daqiiqadii 8-aad ee ciyaarta kooxda Bayern Munich ayaa loogu shubay goolka guushay ee Villarreal waxaana gioolkaasi dhaliyey xidiga lambarka 15-aad ee Danjuma kaaso u sahlay iney kooxdiisa guul kasoo gaarta kooxda Bayern Munich.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here