Ceelbiyood laga hirgeliyay Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobolka Mudug

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobalka Mudug ayaa laga hirgaliyay Ceelbiyood iyo xaruun Caafimaada oo aysan deegaanka hore u laheen.
Xaruumahaan ayaa wax si isku tashi ah kudhisay shacab Deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here