Ceel biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Gebi-dheer Degmada Badhan oo Xariga laga jarey

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka ku nool deegaanka Gebi-dheer ee Degmada Baran ayaa in muda ah biyo la,aan ahaa dhibaata badana la kulmi jireen maadaama deegaanka mudo ku soo no noqotey abaaro saameysey dadka halkaas ku noolaa, kadib waxaa hada Deegaanka laga hirgeliyey Ceelbiyood si ay uga faaideystaan bulshada Deegaanka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here