Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhallinyarada Walaal oo isxilqaamay ayaa ceel biyood ugu deeqay kumannaan qoys oo ku nool degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir.
Ceelkaan ayaa waxaa baahi badan u qabay bulashada Degmada Garasbaaley kuwasoo ka heli doono biyo nadiif ah’waxaana lacagta ceelka lagu qoday ay dhalinyaradu ka soo aruuriyeen Bulshada Magaalada Muqdisho.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.