Ceel-biyood laga hergeliyay Degaanka Kaamka Cas ee Gobolka Saaxil

0
80
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Khayriga Ee Al-raxma ayaa Ceel-biyood Kahirgalisay Degaanka Kaamka Cas oo katirsan gobolka saaxil iyada oo dhaqaalaha ceel biyoodka lagu dhisay aay soo sadaqeysatay hibo cumar cige oo kunool dalka ingariiska.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here