Saturday, April 20, 2024

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Uga Qayb Galay Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Midowga Germany

Kismaayo(Waamo Radio)Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xassan Cali Khayre ayaa Muqdisho uga qayb galay munaasabad lagu xusayay maalintii ay jamhuuriyaddii federaalka Germany...

Warka Fiidnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo (Idaacadda Waamo) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Fiidnimo ee Idaacada Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Iidle Aadan Maxamed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/249768392729533/?t=1

Masjid laga hirgeliyay deegaanka Gadoon oo la daah-furay

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Gadoon ee hoostaga Degmada Dhuusamareeb ee caasimada Gowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay munaasabada xariga looga jaray masjid deegaan laga dhisay waxaana...

Beeraleyda Deegaanada Gosha oo ka faa’iideeystay Agab la siiyay dhawaan

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeralayda ah ee ku nool degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa tacbashada Beerahooda waxaa ka caawiyay qalab iyo abuurka ay dhawaan u...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Iidle Aadan Maxamed https://www.youtube.com/watch?v=Oc5oysnciB4

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha xarunta...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Abdulle ayaa waxuu booqasho kormeer ah ku tagay xarunta ugu wayn ee daryeelka dhaawacyada u...

Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka hadlay Tacadiyada Loo geysto Caruurta

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda caruurta ee Wasaaradda haweenka xaquuqul insaanka iyo arimaha qoyska Jubbaland mudane Cabdiqadir Cabdi yare ayaa idaacadda Waamo ugu warbixiyey Barnaamijka wacyigalinta ee Wasaaradda ka wado magaalada Kismaayo. Abdinoor...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo, waxaa inoo soo jeedineysa:  Hamdi Mahamed Yaasiin   https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/2272893959536889

Wasaaradda Qorsheeynta Jubbaland oo daah-furtay mashruuc biyo xireen loogu sameeynayo deegaanada wabiga Jiinkiisa

Kismaayo(Waamo Radio)-Wasaaradda Qorsheynta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maagalada kismaayo ka daah-furtay mashruuca biyo xireenada deegaanada wabiga jiinkiisa, biyo xireenadan ayaa waxaa laga fulin doonaa...

Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo xarigga ka jaray dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay kawaanka...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo uu wehlinaayo gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo iyo xubno kasocday wasaarada Maaliyada Jubbaland ayaa waxay xarigga ka jareen dhismo cusub...