Wednesday, April 24, 2024

Agaasimaha Waaxda Arimaha bulshada degmada Kimaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka shuban biyoodka oo ka mid ah cudurada faafa ayaa bilihii la soo dhaafay ka dilaacay qayb ka mid ah deegaanada Dowlad Goboleedka...

Haween ku nool Baydhabo oo abuurtay ganacsiyo yaryar oo noloshooda ka mareeyaan

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween badan oo ku nool magaalada Baydhabo ayaa sameystay fursado ganacsi oo ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda iyagoo iibiyo hilibka sagaarada. Haweenkaan ayaa...

Iskuulka Al-Luqmaan wax yeelo kasoo gaartay fatahaadihii ku dhuftay magaalada Baladweyne

(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Al-luqmaan oo kamid iskuulada ku yaalLo magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan gaar ahaan Xaafadda Howl-wadaag ayaa waxa burbur u geeystay fatahaadii...

Kulan looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa tacadiyada loo geysto Haweenka oo lagu...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Cilmi baarista Haweenka ee SWSC ayaa magaalada Kismaayo  ku qabatay dood ay ka wada qeyb galeen haweenka degmada Kismaayo iyo haweenka saraakiil...

Masuuliyinta ka Socday Hay,adda duulista Rayidka Soomaliyeed oo kormeer ku tegay dhismaha Garoonka...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha garoonka diyaaraha dehmada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug oo ah mid ay si isku tashi ah ku bilabeen dhismihiisa qaar ka mid ah...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbland oo ka warbixiyay Shaqooyinka ay Wasaaradu...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways ayaa ka warbixiyay shaqooyinka kala duwan ee la xiriira horumarinta dhalinyarada...

Gudoomiyaha Degmada kismaayo oo ka hadlay doorka ay wadooyinka cusub ka qaateen isku socodka...

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo dhawaan xariga laga Jaray wajiga Kowaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka magalada kismaayo ayaa waxay qayb lexaadleh ka qateen isku socodka dadka...

Shir loga hadlayay cudurka Duumada oo lagu qabtay magaalada Garoowe

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa magaalada Garowe ka daahfurtay Shirka dib u eegista iyo qorsheynta Degmooyinka Ciribtirka Cudurka duumada ee Puntland kaasi oo soco...

Dhallinyaro wax baratay oo fursado shaqo ka helay Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne.

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne oo soo saarto joodariyada, isbuunyada, fadhiyada, barkimada iyo sameynta agabka jiifka ayaa waxaa ay qaadatay in ka badan 50...

Madaxweynaha Jubbaland oo daah-furay mashruuca nashaqada Kismaayada cusub

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay naqshaddaynta guud ee magaalada Kismaayo oo muddo badan hirgalinteeda laga shaqeynayey. Munaasabadan...