Friday, April 19, 2024

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Cabdinuur Sabriye https://www.facebook.com/watch/?v=1424371314440729&extid=x0gJG1e4p3RBrRro

Bahda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixiyay saamaynta xanuunka Covid-19 uu ku leeyahay dhimirka 

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid-19 ayaa waxa uu saameeyey Guud ahaan bulshada ku nool Caalamka iyadoo ay u dhinteen dad aad u badan kuwa kalana ay...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shir looga hadlayay ka hortagga fatahaadaha

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shir looga hadlayey ahmiyadda hortabinta beeraha oo ay ka soo qeyb-galeen Agaasimayaasha Beeraha Wadamada Bariga Afrika oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda cunada iyo...

Madaxweyne Galmudug oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug

Dhuusamareeb-(Idaacadda Waamo)-Markuu arkay Qod:6aad ee dastuurka DGM ee qeexaya sarreynta sharciga. Markuu arkay: Qod.18aad ee dastuurka DGM ee qeexaya dhawrista xaquuqda eedeysanaha. Markuu arkay: Qod:46 ee...

Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Turkiga

Kismaayo-(Idaacadda)-Inta la xaqiijiyay ilaa 51 Ruux oo ay soomaali ku jiraan ayaa laga soo badbaadiyay doon ay saarnaayeen, Xeebta Gobolka Aegean ee dalka Turkiga...

Kulan Ku Saabsan Baraarujinta Waalidka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Muqdisho (Idaacadda Waamo)- Kulankan oo ay soo agaasinta Xaruunta Guryosamo oo ka shaqeysta horumarinta qoyska ayaa diiradda lagu saaray sidii waalidiinta loogu baraarujin lahaa...

Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Fartuun Nuur Aadan https://www.facebook.com/watch/?v=919308885231901&extid=QNCspl13PEExcTRp

Maamulka Mac-hadka farsamada gacanta Kismaayo oo ka warbixiyay xirfadaha ay ardayda baraan

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ku yaala xarumo badan oo lagu barto farsamada Gacanta waxaana ka mid  ah Mac-hadka farsamada gacanta Kismaayo oo ay dhalinyaro...

Ardeyda Naafada ah ee ku nool Kismaayo oo ka warbixiyey Waxbarashadooda

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka naaafada ah ee kunool Magaalada Kismaayo waa kuwa hela adeegyda waxbarshada iyogoo garab ka helaaya Ha'yadaha ka howl-gala Magalaada Kismaayo iyo Jubbland.  Waxaa...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:Sayid Shukri Aadan https://www.facebook.com/watch/?v=309152923837420&extid=kXUBNrXbCRdF1a7V