Friday, April 19, 2024

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cawke Cali Cawil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/246087570822745

Mac-hadka umulisooyinka degmada Kismaayo oo qabtay Imtaxanka ay ku soo xulanayaan ardeyda ka mid...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mud ah gabdha soo dhameystay dugsiyada sare deeganada  Jubbaland ayaa u fariistay imtaxaan lagu kala saarayo ardeyda dooneysa in ay ku...

Wasiirka wasaarada gargaarka iyo mareenta masiiboyinka dowlad gobleedka Jubbland oo ka...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo- Dadka Soomaaliyeed intooda badan waa dad Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ah muhiimad gaar ah ayayna u leedahay  Maalinta Cunada aduunka   oo...

Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland oo sheegay in wasaaradu ay wado wacyi galin ku saabsan...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo-Dadka Soomaaliyed oo intooda badan  lagu qiyaasa  inaay yihiin xoola dhaqato iyo beeraley hadana waa kuwa ugu badan ee cuna yari iyo abaaro...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:– Iidle Aadan Maxamed https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/398650305079168

Mas’uuliyiinta iyo bahda Ciyaaraha Degmada Kismaayo oo Katacsiyadeyay geeridii ku timid Allaha U Naxariiste...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo-Allaha u naxariiste waxaa Xalay magaalada kismaayo ku Geeriyooday marxuum Ciise Xuseen Muunya oo ka tirsanaa bahda ciyaaraha Degmada Kismaayo Kaasi oo ahaa...

Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland oo kulan la qaadatay gudiga xalinta dhulalka

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- howlaha guud iyo guriyeynta Jubbaland ayaa kulan la qaadatay guddiga xalinta shaqaaqooyinka dhulalka xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo.  kulankan ayaa ahaa mid...

Maamulka degaanka goobway ugu baaqay  dowlad goboledka Jubbalan iyo Hay’adaha in ay caawiyaan dadka ...

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka goobwayn oo dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jirta xaalado binaa,aadanimo oo ka dhashay  abaarta ka jirta degaanka oo saamaysay  nolosha...

Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Waamo,waxaa inoo soo jeedinaya:–Abdinoor Samriye https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/560062278422988

Wasiirka Maaliyadda Jubbaland oo sheegay in ay caawinnayaan dadka dannnyarta ah

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dhawaanahan magaalada laga bilaabay qaadista cashuurta ayaa waxa uu  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  kormeer ku sameyeen...