Thursday, March 28, 2024

Haweeneey ka Ganacsato Khudaar ay Qallajiso Magaalada Kismaayo

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay waxay haweenka Soomaaliyed ka dhaxleen in ay bartaan  xirfado kala duwan oo ay noloshooda ku mareeyaan. Waxaa magaalada Kismaayo ku...

Dumar ka shaqeysta iibinta Jallaatada Kismaayo oo sheegay in ay noloshooda ku maareeyaan

Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo waxaa ka jira haween badan oo ka shaqysto magaalada si ay u helaan nolal malmeedka ay ku biilan lahayeen  qoysaskoda Hooyooyinka  ka...

Maamulka Shirkada Biyaha ee Jubba oo magaalada Kismaayo

kismaayo(Waamo Radio)Iyadoo Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Dowlad Gobaleedka Jubaland ay wado dadaalo dib loogu soo celinayo mashruuci biyo gelinta Kismaayo ee Yoontooy ayaa...

Magalaada Kismaayo oo laga Dareemayo Koboc Ganacsi

Kismaayo(waamo Radio)Soomaaliya Waxa ay Caan ku Tahay Khayraadka Dahan Bad iyo Barriba Hadaba Sanadihii ugu Dambeeyay Waxaa dalkeena kahana Qaaday Nidaam Dowladeed Burburkii Dowladii...

Xarumaha barashada farsamada gacanta oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Xarumaha barashada farsmada gacanta ay ku soo badanayaan magaalada kismaayo,ayaa waxaa ka jira dugsiyo lagu barto farsmada gacanta,taasoo ay soo kordhisay in...

Deegaanka Fuuma ee Gobalka Jubada hoose oo laga hergeliyay Dugsi hoose dhexe

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Fuuma oo qiyaastii 26 km kaga beegan dhanka galbeed Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga daahfuray iskuul hoose dhexe oo ay wax ku...

Warbixin:Faa’iidada ay Bulshada u leedahay Saliid Macsarada

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saliid Macasarta ayaa loo isticmaalaa in cuntada lagu darsado lana marsado, waxaa laga sameeyaaa Sisinta, Saliidda Macasarada  marka laga miiro waxaa soo hara...

Xarumaha Daawo Dhireedka oo ku soo badanaya magaalada Kismaayo

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xarunta Al-Hidaaya ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa dadka lagu dabiibaa Daawo dhireed lagu dhex farsameeyo dalka gudihiisa. Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

Dhalinyarada Ku Shaqeysata Xirfadaha Farsamada Gacanta oo Ku Soo Badanaya Magalada Kismaayo

Kismaayo(Waamo Radio)dhalinyaradan ku nool magalada Kismaayo Qaar Kood Ayaa Waxay ku Shaqeystaan  Xirfadaha Kala Duwan Ee Farsamada Gacanta waxaana ay ka maareeyaan Noloshooda. Axmed Ibraahin...

Barakacayaasha Kaamka Yaaqa oo ka cabanaya Guryo la,aan.

Kismaayo(Waamo Radio)Barakacayaasha ku nool Kaamka Yaaqa ee magaalada Kismaayo ayaa ka cabanayo Xaalad Nolol Xumo,waxayna sheegeen in aysan heysanin Hooy xumo Waxbarasho La,aan iyo...