Friday, April 19, 2024

Warka Subaxnimo ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-dhamaana khristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ,waxaana soo Jeedinaya,Shukri Aadan sayid. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/2303311516613774/?t=0

Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 13 aad ee Waamo Radio

https://www.facebook.com/Waamradio/videos/2208442209417865/?t=1

Shirkada Qashinka ee Waamo Magaalada Kismaayo oo Shacabka ugu baaqday in ay Nadaafada ilaaliyaan.

Kismaayo(Waamo Radio)Shirkadda Qashinka ka qaado Xaafadaha Magaalada Kismaayo ee Waamo ayaa shacabka Kismaayo ugu baaqdey in ay ka qayb qaataan Nadaafadda iyo dib soo...

Agasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbland oo ugu Baaqay Dhalinyarada lashaqeeynta wasaarada si...

Kismaayo(Waamo Radio)Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Jubbaland Cabdiraxmaan Axmed Cabdi ayaa Dhalinyarada  Ugu Baqay Ka qeeb Qaadashada Hormarka Deeganada Dowlad Goboleedka jubbland. waxaa uu Sidoo...

Barnaamijka Caafimaadka ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Caafimaadka waxaana inoo soo jeedinaya Cabdiraxiim Deeq Muuse. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/293334404634460/?t=10

Magalaada Kismaayo oo laga Dareemayo Koboc Ganacsi

Kismaayo(waamo Radio)Soomaaliya Waxa ay Caan ku Tahay Khayraadka Dahan Bad iyo Barriba Hadaba Sanadihii ugu Dambeeyay Waxaa dalkeena kahana Qaaday Nidaam Dowladeed Burburkii Dowladii...

Barnaamijka Waayaha Nolosha ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waayaha Nolosha waxaana inoo soo jeedinaya Cabdillahi Xuseen Kilaas. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/396194660925553/?t=0

Barnaamijka Waamo iyo Waabariga ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waamo iyo Waabariga  waxaana inoo soo jeedinaya fartuun Nuur Aadan. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/428017144609013/?t=0

Warka Subaxnimo ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-dhamaana khristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Subaxnimo,waxaana soo Jeedineysa,Foos Cali Cabdiraxmaan. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/287040848629696/?t=0

Tafsiirka Quraanka Kariimka Casharkii 10 aad ee Waamo Radio

https://www.facebook.com/Waamradio/videos/255570745354655/?t=0