Tuesday, April 16, 2024

Barnaamijka Ciyaaraha ee Waamo Radio 05-02-2020

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha,waxaana inoo soo jeedinaya: Cowke Cali Cawil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/236772530669353/

Warka Fiidnimo ee Waamo Radio 05-02-2020

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Warka Fiidnimo,waxaana inoo soo jeedinaya: Cowke Cali Cawil https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/173553820593702/

Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 355 aad ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Radio Waamo Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Tafsiirka Qur'aanka Kariimka,waxaana inoo soo jeedinaya: Sheekh Nuur Baaruud Gurxan https://www.facebook.com/Waamoradio/videos/322031122068967/

Qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo oo banaan bax nabadeed ku muujiyay dareenkooda ku...

Iyadoo ay maal mahaan dagaalo u dhaxeeya beelo walaala ah ay ka socdeen duleedka kismaayo ayaa waxaa maanta magaalada lagu qabtay banaan bax nabadeed...

RASMI: Arsenal Ku Dhawaaqay Inay Dhamaystirtay Saxiixa Pablo Mari

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Arsenal ayaa Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday Saxiixa Xiddiga Daafaca Ka Ciyaara ee Pablo Mari Kaas oo Noqday Saxiixii ugu Horeeyay...

Isku Aadka Wareega 16-ka Copa Del Rey-ga Ayaa La Soo Saaray

Kismaayo(Idaacada Waamo) Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku Aadka wareega 16-ka ee tartanka Copa Del Rey-ga xilli ciyaareedkan kadib markii la ciyaaray...

Zinedine Zidane Oo Loo Caleemo Saaray Boqorka Final-ka

Kismaayo(Idaacada Waamo) Tababare Zidane ayaa Noqday Boqorka Finalada Tan Iyo Markii uu Tababaraha u Noqday Kooxda Cad-cadka ee Real Madrid. Tababarahan Reer France ayaa 10...

Barcelona Oo Boorka Ka Jaftay Rikoor Xun Oo Ka Maqnaa Muddo 12 Sano

Kismaayo(Idaacada Waamo) Kooxda Reer Spain ee Barcelona ayaa Boorka Ka Jaftay Rikoor Xun oo Ka Maqnaa Muddo 12 sano ah Kadib Bar-barihii ay La...

Tababarayaashii Koobabka Ugu Badan Ku Guulaystay 10-kii Sano Ee La Soo Dhaafay

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxa Lasoo Saaray Tababarayaashii Koobabka ugu Badan Ku Guulaystay 10-kii Sano ee Lasoo Dhaafay Kadib Markii uu Si Rasmi ah u Dhamaaday Sanadka...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dhuusamareeb Gaaray

Dhuusamareeb(Idaacda Waamo)Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra'iisul Wasaaraha...