Friday, March 29, 2024

Madaxweynaha Jubbaland oo Xariga ka Jaray Dhismayaal Cusub oo ay Dhawr Wasaaradood ku Shaqeyn...

Kismaayo(Waamo Radio)Madaxweynaha dowladd goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray dhismayaal cusub oo loo dhisay qaar mid ah Wasaaradaha Jubbaland waana...

Barnaamijka Hadal Heynta Baraha Bulshada ee Waamo Radio

Kismaayo(Waamo Radio)- dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha Radio Waamo waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa  Barnaamijka Caweyska waxana inoo jeedinaya Abdijamal Moalim,cabdiraxiim Deeq iyo Cowke Cali. https://www.facebook.com/Waamradio/videos/397953630782558/?t=0

Kismaayo nin noloshiisa ka mareeya raashin Bisil oo gaari gacan uu ku wareejiyo.

Kismaayo(waamo Radio) Qof walbaa dunidaa ku nool noloshiisa wax uu ku maareyaa wax walboo u arko in uu ka mira dhalin karo hamigiisa islamarkaasina...

Faallo: Dekada Kismaayo

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dekedda Kismaayo, waa Dekadda Rasmiga ah ee Kismaayo, oo ku taal koonfurta Soomaaliya. Waxaa lagu tilmaamay inay tahay mid ka mid ah ilaha...

Taariikhda Raage Ugaas

Taariikhda Raage Ugaas Raage Ugaas Warfaa markii dambe noqdey Ugaas Raage Ugaas Warfaa wuxuu ahaa ugaas, hogaamiye, gabayaa, halabuur, dagaalyahan Soomaaliyeed kaasi oo noolaa wakhti lagu qiyaaso badhtamihii qarnigii 19aad. Raage...

Magaalada Kismaayo oo Laga Dareemayo Koboc iyo isbadal Dhanka Waxbarshada

Kismaayo(Waamo Radio)kadib Burburkii Dowladii Dhexe ee Dalka waxaa Saaxada ka baxay Xarumihii wax Barasho ee ay Dowladu Gacanta  Ku Haysay Waxaana Mudadaas dalkeena ka...

Taariikhda Ciyaaryahanka Andrea Barzagli

Magaciisa Oo Buuxa Waa Andrea Barzagli Wuxuu Dhashay 8 May 1981 Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Fiesole ee Dalka Italia Wuxuu Kubada Cagta Kusoo Biirey Sanadka 1998 Isaga...

Dadka naafada ah ee kunool magalada kismayo oo ka war bixiyay Xaaladahooda nololeed.

kismaayo (Waamo Radio) Qaar kamid ah Bulshada kunool degaanada Soomaalida  waxaa ay yihiin dad qaba baahiyaha gaara una baahan in siyaabo kala duwan looga caawiyo...

Magalaada Kismaayo oo laga Dareemayo Koboc Ganacsi

Kismaayo(waamo Radio)Soomaaliya Waxa ay Caan ku Tahay Khayraadka Dahan Bad iyo Barriba Hadaba Sanadihii ugu Dambeeyay Waxaa dalkeena kahana Qaaday Nidaam Dowladeed Burburkii Dowladii...

Faallo:Sida ay warbaahinta caalamka uga warrantay ayaxa soo weeraray Soomaaliya.

Kismaayo(Idaacada Waamo)Warbaahinta caalamka ayaa qaabab kala duwan uga warrantay ayaxa duullaanka ku ah Soomaaliya kaas oo la sheegay in dhul ballaaran uu xaalufiyay. Sida ay...