Carwo lagu iibiyo Khamiisyada oo laga hirgaliyay Dhoobleey

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan goobaha Ganacsi ee lagu iibiyo dharka ee magaalada Dhoobleey ayaa ahaan jiray kuwa la isku dhax iibiyo qeybaha kala duwan ee dharka balse waayadii dambe waxaa soo badanayay meheradaha Ganacsi ee lagu iibiyo hal nooc oo ka mid ah dharka,sida dharka Dhalinyarada dharka Dumarka iyo sido kale Qamiisyada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here