Carona-virus oo cabsi ku abuuray dadka Waayeelka ah

0
258

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Carona-virusย  ayaa waxaa uu cabsi ku abuuray adduunka, waxaa u dhintay dad badan oo dunida daafaheeda ku kala noolaa, waxaa ilaa hadda la jiifo oo sariir u saaran dad badan oo uu soo ritay cudurkaasi.

Qaar ka mid ah Dadka waayeelka ah ku nool magaalada kismaayo ayaa soo wajahday cabsi ka dib markii cudurka covid 19 uu dunida ka dillaacay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here