Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ka gadaal Markii ay burburtay Mundadii mari jirtay bar-tamaha Magaalada Baardheere ee Gobalka Gado ayaa waxa Samayn wayn kala kulmay Bulshada kudhaqan magaladasi iyo nawaxigeeda
Burburka gaaray Buundada Baardheere ayaa sababtay Musiibadii Alniino ee dalka kudhifatay dhamaadka sanadkii 2023dii taas oo caqabad kunoqotay iskusocdka magalada iyada oo sigaara samayn ugu yeelatay Ardayda waxkabarta qaar kamida iskuulada kuyaala magaalada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.