Caqabad soo food saartay darawalada Mootooyinka Jowhar

0
32
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalanyarada ku nool magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ee ku shaqeysata wadista mootobajaajka ayaa cabasho ka mujiyeen wadoyiinka magalada jowhar oo xili robaadka ay biyo fariistaan  kuwaasi oo ay sheegay in ay kala kulmaan dhibaatooyin kale duwn.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here