Campaniga Jubba Gaas oo laga daah-furay magaalada Kismaayo

0
142
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo oo  laga Daahfuray Companiga Jubba Gaas oo ah shirkad ka shaqeen doonto Adeega Gaaska Cunada lagu kariyo, Magaalada Waxaa ka jiro shirkada kale oo keena gaas lkn shirkadaan ayaan dooneyso iney dalka keento gaas ka raqiisan gaasaska kale ee magaalada lagu iibiyo.
Shukri oo ah milkiilaha Companiga Jubba Gaas ayaa ka warbixisay waxyaabaha ku dhaliyey iney shirkadaan sameyso.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here