Kismaayo(Idaacadda Waamo)Cusmaan Nuur ayaa waxaa uu soo guraa islamarkaasna magaalada u iib keenaa Caddeyga ama Rumeyga,waxaana uu shaqadaan ku guda jiraa mudo 4,sano ah sida uu sheegay,isagoona ku wareejiya Xaafadaha magaalada Kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.