Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Allaah ha u naxariistee waxaa maanta Magaalda Kismaayo lagu aasay aabihii dhalay Wasiirkii hore Gaadiidka iyo Duulsita Hawad Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomar meydka marxuumka ayaa waxaa laga keenay Dalka Turkiga oo uu mudo ku xanuunsanayay.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.