Cabdirisaaq Faarax Garooje oo Magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax Xilka Gudoomiye ku xigeenka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.

0
193

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Bahda ciyaaraha Jubbaland oo magaalada kismaayo ku qabtay munaasabad ay ku soo dhaweynayeen Cabdirisaaq Faarax Garooje u taagan xilka Gudoomiye ku xigeenka xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya waxaana madasha ku idlaa Bahda ciyaaraha Degmada kismaayo iyo masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here