Buundada labaad ee ugu muhiimsan Baladweyne oo qarka u saaran in ay go’do

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahada labadi todobad ee laso dhafay ku dhufatay magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ey sameen ween ku yelatay bundadi isku xireysay xaafada Buundo weyn iyo bartamaha magaalada, taas oo biyaha ka dul mareen qatarna ugu jirta in ay gebi ahanba go’do.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here