Buundada degmada Buula-burde oo xariga laga jaray kadib dib u dayactir lagu sameeyay

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha rugta ganacsiga degmada Buula burde Faarax Garaad Macalin iyo guddoomiyaha Magaalada Buula burde Maxamed Cabdi Xassan ayaa si wada jir ah xariga uga jaray buundada degmada Buula burde oo dib dayactir lagu sameeyay.

Xamdi maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here