Buula-gaduud oo lagu qabtay kulan looga hadlayay Nabadeeynta iyo isdhexgalka deegaanada Jubbaland

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeganka Buula-gaduud ee Waqooyiga Magalada Kismaayo ayaa waxuu  lagu qabtay  kulan looga hadlayay nabadeynta iyo is dhexgalka deeganada iyo degmooyinka Jubbaland , waxaan kulan ka soo qeybgalay odyaasha dhaqanka Jubbaland Gudomiyaha haweenka Gobolka Jubbada Hoose  , bulshada Kunnol  deegaanka Buula-gaduud  iyo wasiirka wasaradda haweenka jubbaland
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here