Buugga Samawade oo lagu So bandhigay Magaalada kismaayo

0
48
Kismaayo( Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu soo bandhigay Buugga la magac baxay Samawade oo si wadajir ah ay u turjumeen Cabdishakuur Garaad iyo Cabdishkuur Cabdikhayr oo ka mid ah Dhalinyarada kunool Degmada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here