Buugga ka hadlaayo Qofka iyo Nolasha oo lagu soo bandhigay Magaalada Kismaayo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu soo banhigay buugga Qofka Iyo Nolasha,waxaan ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland, Saraakiil ,Dhalinyro,Ganacsato iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Buugga oo ka hadlayay qofka iyo hormarinta naftiisa ayaa waxaa intiisa badan ka soo qeybgalayaasha ay bogaadiyeen muhiimadda uu leeyahay bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here