Buugga Duni aan Islaam jirin oo Kismaayo lagu soo bandhigay

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxaa lagu qabtay bandhiga Buugga duni aan Islaam jirin oo uu qoray Aqoonyahan Abdi Majiid Aw Warfaa,munaasabada bandhiga Buugga ayaa waxaa ka soo qeyb Xildhibaanno,Wasiirro,Aqoonyahanno Arday Macalimiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo.

Ugu horeeyn waxaa madasha ka hadlay marti sharaftii ka soo qeyb gashay.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here