Buug loogu magac daray Guusha Ardayga oo lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo

0
361

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaflad oo lagu soo bandhigayay Buug loogu magac daray Guusha ardayga oo uu qoray Cabdi Casiis Maxamed Cabdi Casiis oo ah wiil dhalinyaro  ah ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbxintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here