Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay bandhigga Buug u qoray qoraa Cabdixakiin Maxammed Haadi,islamarkaasna uu ka qoray AHU abwaan Dhoodaan taarikhadiisi iyo gabayadiisa , waxaana munaasabadaan ka soo qayb galay dhalinyro , mas’uuliyiin iyo qeybaha kale duwan ee bulshada Kismaayo .
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.