Burburka iyo daadadka dhax fadhiya jidadka oo saameyn ku yeelatay Bajaajleyda Baladweyne

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadayaasha ka xeeya gaadiidka mooto bajaajka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay dhibaato ku qabaan marista wadooyiinka maadamaa fatahaada Wabiga Shabeele uu burbur u geeystay wadooyiinka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here