Bulshada ku nool kaamka Xamdi labo 2 oo ka codsaday Hay,adaha iyo Dowlada in Gargaar beni’aadannimo loo fidiyo

0
681

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-maglaaada kismaayo waxaa ka jira kamaam badan oo ay daruufaha nolasha ay ku jiraan ay aad u adagtahay ma heytaan hooy ay kaga gabadaan qaboowga iyo roobka ka da’ayo magalaada kismaayo waxaa sidoo kale u sii dheer kuleenta  ay hay,adaha ka howla gala maglaadda kismaayo ay kawadaan kaaamamka mararka qaar ma heelan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here