Bulshada Xoola dhaqatada Oodweyne oo cabasha ka muujiyay Geedka Garan-waaga

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Geedkan ayaa mudoyinki danbe waxa u aha mid kusobadanaya deganada somalida kaas oo dhibatada uu kuhaya degaanka somalidu aney fahansaneen waxana geedkan dhulka somalida loga yaqana garanwa waxana waxana gryiga somalida lagu arkay sanadihi sedetamadka.

Geedkaan ayaana si iskumida ubaxa xiliyada abaarta iyo barwaqada waxana inta badan lashega indhulka u kabaxa uu kadhaca nawaadguur iyo daqsinta oo yaraya magalada oodwene ayaana geedkan uu waqtigan fara ba an kuhaya isagona kabaxay afarta jaha ee magalada islamarkana xiray wadoyinbadan kuwasi oo dadka xola dhaqatada uso arortagi jireen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here