Bulshada Xaafadda Guulwade ee Magaalada Kismaayo oo Xaflad wacyigelin ah loo sameeyay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubaland, ayaa kulan wacyigelin ah ku qabatay xaafadda Guulwade ee magaalada Kismaayo kaas oo looga hadlay adegyada ay bixiyaan Xarumaha Wareega ee Xalinta Qilafaadka iyadona lagu Falanqeyay sida adeegyadaas ay gacan uga geestaan Xalinta khilaafaadka.

Mowliid Abdi Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here