Bulshada Xaafadda Faanoole ee Magaalada Kismaayo oo Ol’ole Nadaafadeed Ka Sameeyey Xaafadooda

0
168

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-qeybaha kala duwan ee bulshada xaafadda faanoole magaalada Kismaayo ayaa sameeyey Ol’ole nadaafadeed oo is xilqaan ah, kaas looga gol lahaa soo celinta bilicda wadooyinka Xaafadaasi.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here