Bulshada Xaafadda Daab-yaambe oo Saameeyn kala kulmay Roobkii dhawaan Kismaayo ka da’ay

0
12
default

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa maalmaihii lasoo dhaafay waxa ka da’ay roobab aad u xooggan kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka qaar kamid ah xaafadaha iyo dadka danyarta ah ee degan xaafadaha Dabyanbe iyo Guulwade oo dadka qaar biyaha guryahooda ugu galeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here