Bulshada Waaxda Horseed oo codsaday Goobo waxbarasho

0
284

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xaafada Farjano gar’ahaan waaxda Horseed ee magaalada Kismaayo ayaa dadka degan ee barakacayaasha ah waxay codsadeen adeegyada asaasiga ah,sida Waxbarashada oo muhiim ah dadka deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here