Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Fatahad Dhinacyo Badan Leh Oo Is Biirsaday Waxa ay sababen In aay Go’aan Marin Jideedyadi Dhulka Waxa Dadka Deegansada Tuuloyinka dhaca Koofurta Magalada Jowhar Isticmaalan Doonyo Yar yar Oo Qasaaroyin naf & maalba Leh Kala Kulmaan Marka ay Qalim Maan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.