Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wax soo saarka Beeraha ayaa waxaa laf dhabar ay u yihiin bulshada Somaliyeed iyadoo beerleyda intooda badan ay beerahood ka soo saartaan noocyada kale ee dalagyada beeraha ,waxiyna u iibkeeyaan suuqyada kale duwan ee Dalka .
Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Mukhtaar Axmed Cabdule oo aan ku marti qaaday Barnaamijka Ganacsiga ee ka baxa Idaacadda Waamo ayaa waxuu ugu baqay Bulshada Somaliyeed in ay tabacadaan Beerahooda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.