Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay in ay maalgashadaan deegaanada Jubbaland

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyada oo Dalkeena Soomaaliya yahay mid qani ku ah khayraadka dabiiciga ah isla markana ah wadanka labaad ee leh xeebta ugu dheer qarada Africa sidoo kalana ay maraan wabiyo dhawra,cimiladiisuna ay tahay mid dheeli tiran ayaa waxa bulshada Soomaaliyeed ku yar waciygooda ku aaddan maalgashiga wadanka.

Soomaaliya ayaa laga helaa noocyo kala duwan oo Quudaar iyo Kalluun ah, iyada oo sidoo kale la sheego in dhulka Soomaalida shidaal cegaago sidaas oo ay tahayna bulshadu aysan baraarugsaneen in ay la yimaadan maalgashi dhinacyo kala duwana isla markaana ay kor u qadaan waxsoosaarka dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here