Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada reer Kismaayo loogu baaqay ka fogaanshada qabyaalada iyo ka qeyb qaadashada hormarka socda Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo lahadlay Warbaahinta ayaa bulshada faray iney ka qeyb qaataan hormarka magaalada kana fogaadaan qabyaalada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.