Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo kahadlay muhimada u dadka reer Jubbaland u leyahay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ayaa sheegay inu muhimad ween u leyahay guud ahaan reer Jubbaland kana qeeb doona hormarka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.