Bulshada Reer Jubbaland oo loogu baaqay inaay qaataan talooyinka Caafimaad ee looga hortagayo Covid-19

0
308
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo ay sii kordhayaan kiisaska la xiriira caabuqa safmarka ah ee Coronavirus ee Deegaanada Jubbaland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa hadana waxaa muuqata in Bulshadu aysan cudurkan aad uga taxadarayn.

Bulshada Ku nool Magaalada Kismaayo intooda badan ma sameeyaan taxadar ku saabsan xakamaynta cudurkaan waxaa ay dadku isgu yimaadaan meela ay saxmadoodu aad ka u badantahay sida Hotelada iyo xeebaha Magaalada oo ay dadku u dalxiisan maala-maha qaar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here