Bulshada magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay qorshaha deyn Cafinta Soomaaliya.

0
557

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dowlada Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidii Daynta lagu leeyahay Dalkeena Soomaaliya looga Cafin lahaa Waxa ayna Maraysaa Meel wanaagsan sida ay sheegatay Dowladu, hadaba Bulshada ku nool magaalada kismaayo ayaa soo dhaweeyay in daynta laga Cafiypo Soomaaliya.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga Diyaarisay

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here