Bulshada Magaalada Kismaayo oo maalmaha fasaxa ku damaashaada Xeebaha Degmada Kismayo

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalmaha Jimcaha iyo Khamiista oo inta badan ah maalmo laga nasto goobaha waxbarashada iyo sidoo kale shaqooyinka ayaa bulshada kunool magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose waxay unasiino  tagaan xeebaha kala duwan ee magaalada si ay wakhti ugu soo qaataan isla markaana ay ugu soo damashadaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here